Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Wadatashiga iyo Qorshaha Horumarinta Galmudug oo Dhuusamareeb loo agu soo xiray

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shirka Wadatashiga iyo Qorshaha Horumarinta Galmudug oo Dhuusamareeb loo agu soo xiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Wadatashiga iyo Qorshaha Horumarinta Dowlad-gobaleedka Galmudug ee afarta sano ee soo socota, ayaa maanta lagu soo gaban gabeeyay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug kadib mudo labo maalmood ah oo wadatashi ay ku yeesheen Galmudug.

Fadhigan oo ay agaasinkeeda laheyd Wasaaradda qorsheynta Galmudug ayay habka fogaan araga kaga qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Baanka Aduunka iyo aqoonyahano, kuwaa oo  dhamaantood bogaadiyay habka loo marayo diyaarinta qorshaha hormarinta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug Cusmaan Macalin Xassan ayaa u sheegay ka qayb galayaasha in muhiimada wadatashigan ay tahay sidii loo heli lahaa qorshe hormarineed oo qeexaya baahiyaha Galmudug iyo sida ay mudnaanta ukala leeyihiin kuwaa oo sahlaya in deeq bixiyaasha lala wadaago baahidaasi.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta dowlad gobaleedka Galmudug  Cabdullaahi Cumar ayaa ugu dambeyn sheegay in wadatashiyadani sii socon doonaan oo ay si gaar gaar ah ula wadaagi doonaan Wasaaradaha Galmudug, isagoo uga mahad celiyay dhamaan Mas’uuliyiinta kasoo qayb galey shirkan.

Galmudug oo qayb ka ah Dowlada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa ku dadaaleysa sidii loo heli lahaa qorshe dhameystiran oo koobaya baahiyaha Galmudug ka heysta dhamaanba dhinacyada kala duwan ee adeegyada Maamulku bixiyo, iyadoo taasi lagu saleynayo xogta laga uruurinayo Wasaaradda Galmudug.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya

Next Post

Italian ambassador condoles Information Ministry over death of Abdiaziz Africa

Next Post
Wasiirka warfaafinta XFS oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

Italian ambassador condoles Information Ministry over death of Abdiaziz Africa

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In