Af-hayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan, oo u waramay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey munaasabadda sanad-guurada 78-aad ee Booliska oo maanta ka dhaceysa Muqdisho.
Halkan ka dhageeyso.
Af-hayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan, oo u waramay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey munaasabadda sanad-guurada 78-aad ee Booliska oo maanta ka dhaceysa Muqdisho.
Halkan ka dhageeyso.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...
Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho