Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Cali Guudlaawe Xuseen oo kormeeray Wasaaradaha Hirshabeelle “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Cali Guudlaawe Xuseen oo kormeeray Wasaaradaha Hirshabeelle “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah Wasaaradaha Hirshabeelle iyo Xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa kormeeray xarumaha Wasaaradaha uu kormeeray waxaa kamid ah Caafimaadka, shaqada iyo arrimaha, bulshada, Biyaha iyo tamarta, Waxbarashada iyo xarunta guddiga shaqaalaha rayidka.

Related posts

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026

Madaxweyaha waxa uu indho indheeyay xafiisyada iyo qaabka ay u socdaan dhammaan shaqooyinka Wasaaradaha, waxa uuna la kulmay dhammaan Wasiirada iyo shaqaalaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle oo uu warbixin ka dhageystay xili ay ku howlanaayeen gudashada waajibaadkooda shaqo.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay kuna dhiirigaliyay Wasiirada iyo Howlwadeenada Wasaaradaha inay laba laabaan u shaqeynta bulshada.

Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa kormeer ku tagay xarunta gudiga shaqaalaha oo uu kula kulmay Gudoomiyaha Gudiga agaasinka iyo howlwadeenada guddiga shaqaalaha rayidka waxa uuna ka dhageeystay warbixin howleedka shaqooyinka guddiga.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay Xuska sanad-guuradii 78-aad ee Aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post

Baarlamaanka Galmudug oo Xeraale u Aqoonsaday dagmo buuxdo

Next Post
Nabadoono ku baaqay in la joojiyo dagaalka Xeraale.

Baarlamaanka Galmudug oo Xeraale u Aqoonsaday dagmo buuxdo

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In