Saturday, April 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jubbaland ayaa qabanaysa doorashada lix kursi oo ka tirsan Golaha shacabka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Jubbaland ayaa qabanaysa doorashada lix kursi oo ka tirsan Golaha shacabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa goor dhow bilaabaya 6-kursi oo ka mid ah golaha shacabka ee laga soo doorto Jubbaland kuwaas oo doorashadooda lagu qabanayo magaalada Kismaayo.

Howlaha doorashooyinka ayaa haatan u socda sidii loogu talagalay iyadoo la rajeynayo in maamulka Puntland uu qabto dhawaan 10-kursi oo ka mid ah golaha shacabka.

Related posts

Munaasabadda Caleemo-saarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde) oo ka socota Muqdisho

Munaasabadda Caleemo-saarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde) oo ka socota Muqdisho

April 25, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho ka sagootiyay cutubyo ciidanka oo ku biiraya howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho ka sagootiyay cutubyo ciidanka oo ku biiraya howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta

April 25, 2026

Dhanka kale doorashadda kuraasta gobolada waqooyi ayaa ka socota caasimadda dalka ee Muqdisho.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Wararka ee Radio Muqdisho.

Next Post

Diyaaradaha Israa’iil oo duqeymo ka geystay Suuriya

Next Post
Diyaaradaha Israa’iil oo duqeymo ka geystay Suuriya

Diyaaradaha Israa’iil oo duqeymo ka geystay Suuriya

Munaasabadda Caleemo-saarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde) oo ka socota Muqdisho

Munaasabadda Caleemo-saarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde) oo ka socota Muqdisho

April 25, 2026
0

RADIO MUQISHO:-Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo lagu caleema saarayo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde), oo ah ugaaska...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho ka sagootiyay cutubyo ciidanka oo ku biiraya howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Muqdisho ka sagootiyay cutubyo ciidanka oo ku biiraya howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta

April 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa Muqdisho ka sagootisay cutubyo ciidan oo ka tirsan kuwa Xoogga...

Hoggaamiyaha Kumeel-Gaarka Ee KGS oo la kulmay mid kamid ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dalka Ka Dhisan

Hoggaamiyaha Kumeel-Gaarka Ee KGS oo la kulmay mid kamid ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Dalka Ka Dhisan

April 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Kullan la yeeshay Guddoomiyaha...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In