Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhuusamareeb oo dhawaan marti gelindoonta shirweynaha dhaqanka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Dhuusamareeb oo dhawaan marti gelindoonta shirweynaha dhaqanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Salaadiin, Ugaasyo iyo nabadoono ka qayb galaya shirwayne dhawaan Dhuusamareeb uga furmaya qaar ka mid ah beelaha Galmudug daga, kuwaa oo kaga xaajoonaya arrimo ay ka mid yihiin xoojinta wada-dhaqanka, walaalnimada iyo wadajirka bulshooyinkaasi abtiris wadaaga ah.

Madax dhaqameedkan oo loo sameeyay soo dhaweeyn aad u sareysa ayaa kulan kooban oo hordhac ah la qaatay Ugaas Xassan Ugaas Maxamed ugaas nuur waxaana ka hadley ujeedada socdaalkoodan iyo shirwaynaha ay kaga qayb gali doonaan Dhuusamareeb, Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xassan iyo qaar ka mid ah madax dhaqameedka ku wehliyay socdaalkan.

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Ugaas Xassan, Ugaas Maxamed, Ugaas nuur oo ka mid ah madaxda dhaqanka Soomaaliyeed oo wafdigan si gaar ah usoo dhaweeyay ayaa xusey in ujeedka Dhuusamareeb la isugu yimid uu yahay dhameystirka dadaalo mudo dheer soo socday oo lagu adkeynayo wada-dhalashada iyo walaalnimada ka dhexeysa beelaha yeelanaya shirkan.

Magaalada Dhuusamareeb oo marti galineysa shir waynaha ayaa lagu soo dhaweeyay maalmihii u dambeeyay madax dhaqan oo kakala imaanayay meelo kala duwan kuwaa oo daneynaya qabsoomida shirkan kaas oo in mudo ah laiskugu balansanaa.

Previous Post

Beelo ku dagaalamay G/Hiiraan oo maanta heshiis gaaray “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubbaland oo soo geba gebeeyay doorashada 6 kursi

Next Post
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubbaland oo soo geba gebeeyay doorashada 6 kursi

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Jubbaland oo soo geba gebeeyay doorashada 6 kursi

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In