Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Lix dhallinyaro ka soo goosatay Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Lix dhallinyaro ka soo goosatay Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sidoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa maanta magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay ku soo bandhigay lix dhalinyaro ah oo ka soo goostay kooxda nabadiidka ah ee Al-Shabaab.

1 – Nuur Xasan Aadan Yarow (Butug)

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

2 – Shama’arke Cabdulqaadir Yarow

3 – Xasan Maxamed Suubow

4 – Xasan Ibraahim (Gaaba-kuusow)

5 – Cabdullaahi Ibraahim Gurey

6 – Iyo Cabdirisaaq Ibraahim Isaaq Tooxow oo kooxdaan hoggaaminayey ayaa dhamaantood ka soo goostay Argagixisada Al-Shabaab, iskuna soo dhiibay NISA.

Wareysiyo lala yeeshay ragaan ayey ku sharaxeen waxyaabihii ay u qaabilsanaayeen argagixisada iyo sababta ku kaliftay inay kasoo goostaan oo isku dhiibaan ciidanka Qaranka.

Ciidamada NISA ee ka howlgala deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maalmahaan howlagllo ka waday magaalada Baydhaba iyo deegaannada hoos taga ayaa dhawaan gacanta ku soo dhigay shabakad ka shaqeyneysay qaraxyada iyo qal-qal gelinta amniga Koonfur Galbeed.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo khadka Telefoonka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika

Next Post

Kulan wacyi gelin ah oo lagu qabtay Degmada Waaberi “SAWIRRO”

Next Post
Kulan wacyi gelin ah oo lagu qabtay Degmada Waaberi “SAWIRRO”

Kulan wacyi gelin ah oo lagu qabtay Degmada Waaberi "SAWIRRO"

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In