Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howl-galo ka dhan ah argagixisada Al-shabaab oo ka dhacay Gobolka Mudug

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Howl-galo ka dhan ah argagixisada Al-shabaab oo ka dhacay Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada daraawiishta dowlada goboleedka Galmudug ayaa  maanta Howlgalo ka dhan ah argagixisada Al-shabaab ka sameeyay deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug

Deegaannada Howl-galka laga sameeyay waxaana ka mid ah deegaano badan oo ka tirsan Koonfurta Gobolka mudug gaar ahan deegaannada Hareeri-dheere,Cimaamad iyo Shabeeloow.

Related posts

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026

Ujeedka Howlgalkaan ayaa ahaa xaqiijinta Amniga deegaanada Koonfureed ee Gobolka mudug Saraakiisha Daraawiishta ayaa ka waramaya Deegaanada ay maanta tageen.

Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa inta Koonfurta Gobolka mudug waxaa ay ka sameeyaan Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo loogana hortagayo dhuumaalaysiga Nabad diidka Al shabaab ku yimaadaan Deegaanadaas.

Tags: Howl-galo ka dhan ah argagixisada Al-shabaab oo ka dhacay Gobolka Mudug
Previous Post

Sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska Suudaan oo lagu dilay dibad-baxyada ka socday Khartuum

Next Post

Diyaaradda Jubba oo qaadatay taarikada Six Oscar-ka

Next Post
Diyaaradda Jubba oo qaadatay taarikada Six Oscar-ka

Diyaaradda Jubba oo qaadatay taarikada Six Oscar-ka

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In