Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo tababar u soo xiray koox ka shaqeeya Amniga Garoomada Dalka “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo tababar u soo xiray koox ka shaqeeya Amniga Garoomada Dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya oo maanta tabbabar usoo xiray koox ka shaqaynaysa Amniga Garoomada Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Duran Ahmed Faarax ayaa maanta tabbabar usoo xiray kooxdii u horraysay oo ka shaqaynaysa Amniga Garoomada dalka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in ahmiyad ay u leedahay in la tayeeyo amaanka garoomada dalka, isagoona sheegay in taasi ay keenay in diyaarado badan oo caalamiya ay dalka kusoo hirtaan.

“Amniga Garoomada dalka in xil weyn aan iska saarno waa ahmiyada koowaad ee shaqadeena waxayna sahlaysaa in Sawir wanaagsan ay ka bixiso Garoomada dalka oo ah muraayada dalka laga eegayo’’Ayuu Yiri Wasiir Duran Farah.

Dhanka kale Saraakiisha tababarka loo soo xiray ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin shaqada ay Qaranka u hayaan,iyagoona Wasiirka Gaadiidka uga mahadceliyay dhiiragalintiisa.

Dalkeena oo kasoo kabanaayo daggaallo sokeeye ayaa ahmiyad siinaya sidii adduunka ay ugu xirmi lahaa.

Previous Post

Shirweynahii ugu horreeyay oo lagu soo Bandhigi doono Cilmi-baadhisyo Caafimaad oo lagu qaban doono Garoowe

Next Post

Qodobadii kasoo baxay Shirkii Odayaasha Dhaqanka Iyo Safaaradda Soomaaliya ee Uganda

Next Post
Qodobadii kasoo baxay Shirkii Odayaasha Dhaqanka Iyo Safaaradda Soomaaliya ee Uganda

Qodobadii kasoo baxay Shirkii Odayaasha Dhaqanka Iyo Safaaradda Soomaaliya ee Uganda

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In