Wednesday, July 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qodobadii kasoo baxay Shirkii Odayaasha Dhaqanka Iyo Safaaradda Soomaaliya ee Uganda

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Qodobadii kasoo baxay Shirkii Odayaasha Dhaqanka Iyo Safaaradda Soomaaliya ee Uganda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulamo ay isugu yimaadeen xarunta safaaradda Soomaaliya ee Uganda odayaasha dhaqanka, waxgaradka, nabadoonada, culumaa’udiinka iyo ardayda, kulankaas oo uu isugu yeeray safiirka soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayna goobjoog ka ahaayeen Qunsulka Safaaradda Cali Qadar Warjiid, iyo Xoghayaha 1-aad ee Safaaradda Cabdullaahi Maxamed Warsame, ayaa looga wada-xaajooday caqabada ka haysta Jaaliyadda Soomaalida ee Uganda ku nool iyo sidii wax looga qaban lahaa.

Kulamadan oo socday muddo 3 maalin ah ayaa munaasabad isugu jirtay xiritaan iyo qado sharaf uu safiirka u sameeyay odayaasha oo ka dhacay hotel Mks ayaa laga soo saaray qodobada soo socda:-

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026

Odayaayasha iyo waxgaradka waxa ay isla garteen in ay jiraan dhiibatada soo socota:

1- In ay jiraan Tuugo kusoo badanaysa deegaanada ay soomaalida ku badan tahay oo aysan la qabin jaaliyadaha kale ee dalka Uganda ku nool

2- In ay jiraan Dhalinyaro Soomaaliyeed oo dhibaato ku haysa bulshada Soomaaliyeed ee Uganda oo qaab koox koox ah u abaabulan, kuwaas oo isticmaala maandooriyaha qeybahiisa kala duwan

3- In ay jiraan dhalinyaro ka tagtay dhaqankeena suuban ee Soomaaliyeed iyo midkeenii Islaamka kuwaasoo sameeyo falal anshax xumo ah.

Odayaasha Ayaa Isku Raacay Qodobadan

1- In laga wacyo galiyo dhalinyarada maandooriyaha iyo dhaqanka xun ee kasoo horjeeda dhaqankeena Soomaaliyeed.

2- Waxaa la sameeyay guddi ka kooban 36 qof oo isugu jira odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, culumaa’udiinka, iyo ardayda kaasoo u xilsaaran in ay waxka qabtaan caqabadaha kor kusoo xusnay iyagoo kaa shanaya Safaaradda Soomaaliya ee Uganda.

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo tababar u soo xiray koox ka shaqeeya Amniga Garoomada Dalka “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Qorsheynta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowlada Imaaraadka Carabta

Next Post
Wasiirka Qorsheynta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowlada Imaaraadka Carabta

Wasiirka Qorsheynta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowlada Imaaraadka Carabta

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In