Friday, July 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Afar kamid ah kuraasta golaha shacabka oo maanta lagu doortay Muqdisho

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Afar kamid ah kuraasta golaha shacabka oo maanta lagu doortay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashada kuraasta Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya ee Gobolada  Waqooyi  (Somaliland)  ayaa maanta lagu qabtay Dugsiga tababarka Booliska Soomaaliyeed ee Gen. Kaahiye.

kursiga tirsigiisu yahay HOP#269 ayaa waxaa ku tartamay

Related posts

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026

Cabdiraxmaan Maxamed Cumar iyo Buuxo Maxamed Cismaan.

Buuxo Maxamed Cismaan ayaa ka tanaasushay tartanka, kadib ayaa

Cabdiraxmaan Maxamed Cumar loo qaaday codka kalsoonida Ergada oo ay soo xaadireen 98 Ergay, waxa uuna helay 98 ,ma jirin Cod halaabay iyo cid ka aamustay.

Sidokale, Cadnaan Cismaan Cilmi ( Boqore) iyo Farxaan Cabdilaahi Cali, ayaa ku tartamay kursiga tirsigiisu yahay HOP#236

Musharax Xildhibaan Farxaan Cabdilaahi Cali ayaa ka tanaasulay tartanka Doorashada, Waxaana codka gacan tag ah lagu doortay  Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore oo helay 99 Cod.

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#267, kaasi oo ay ku tartameen Saynab Maxamed Caamir iyo Sucaado Muumin Maygaag.

Musharax xildhibaan Sucaado Muumin Maygaag ayaa ka tanaasushay tartanka, waxaana codka Ergada loo qaaday Saynab Maxamed Caamir, waxayna heshay 97 oo codka, laba ayaa ka aamusay.

Ugu danbeeyntii Maxamed Cali Xagaa iyo Axmed Muumin Waaliye, oo ku tartamayay kursiga tirsigiisu yahay HOP#268 ayaa saakay lagu qabtay magaalada Muqdisho.

musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen

Musharax xildhibaan Axmed Muumin Waaliye ayaa ka tanaasulay tartanka.

Waxaana Codka kalsoonida Ergada loo qaaday Maxamed Cali Xagaa, oo helay 98.

Previous Post

Guddiga Doorashooyinka Hirshabelle oo shaaciyay jadwalka doorashada laba kursi

Next Post

Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania oo Gaadiid kala wareegtay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool

Next Post
Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania oo Gaadiid kala wareegtay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool

Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania oo Gaadiid kala wareegtay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

Xuska 1-d Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee K/Sudan

July 2, 2026
0

Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In