Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka Dhuusamareeb oo ku baaqay joojinta colaadda ka taagan Balanbale

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Haweenka Dhuusamareeb oo ku baaqay joojinta colaadda ka taagan Balanbale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Haweenka magaalada Dhuusamareeb oo yeeshay kulan ayaa ku baaqayay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo Dagaalka maalmihii la soo dhaafay ka dhacayey Deegaanno Hoostaga Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud.

Guddoomiyaha Haweenka Dhuusamareeb Dahabo Aadan Maxamuud iyo ku-xigeenkeeda Xaliimo Axmed Kaariye oo ugu horayn ka hadlay Madasha ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaadda, isla markaana waxkasta lagu dhameeyo miiska wada hadalka.

Related posts

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026

Qaar ka mid ah Xubnaha Ururka Haweenka ayaa iyaguna codsaday in Dadkaas Dagaalamaya Ciidamo la kala dhexdhigo si Xabadda loo joojiyo, Dagaal dambana uusan u dhicin.

Baaqa Haweenka magaalada Dhuusamareeb ayaa ah kii ugu horeeyey oo ka yimaada Bulshada, laguna dalbanayo in Dagaalka Qasaaraha badan dhaliyey lagu joojiyo si sharuud la’aan ah.

Previous Post

Wasaaradda Beeraha oo soo bandhigtay Siyaasadda Isticmaalka Dhul Beereedka “SAWIRRO”

Next Post

Xuska Maalinta Kansarka Adduunka 4 February oo la qabanayo

Next Post
Xuska Maalinta Kansarka Adduunka 4 February oo la qabanayo

Xuska Maalinta Kansarka Adduunka 4 February oo la qabanayo

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

May 12, 2026
0

Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In