Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Kansarka Adduunka 4 February oo la qabanayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Kansarka Adduunka 4 February oo la qabanayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa qabanaysa Munaasabadda Xuska Maalinta Xanuunka Kansarka ee Adduunka 4th February 2022, Wasaaradda Caafimaadka waxa ay dadaal badan ku bixinaysaa in bulshada Soomaaliyeed ay helaan adeegyada caafimaadka iyo wacyi – galinta ku aadan Xanuunka Kansarka oo ay lagama maarmaan tahay in laga hir-geliyo dhamaan magaalooyinka dalka.

Xuska Maalinta Xanuunka Kansarka ee Adduunka oo ku beegan 4th February waxay ay astaan muhiim ah u tahay xoojinta dadaalka ka dhanka ah la tacaalidda Xanuunka kansarka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

4ta February ee sanadkasta Waa maalin lagu gorfeeyo dhibaatooyinka waaweyn ee bulshada ka haysta Xanuunka kansarka iyadoo loo marayo siyaasadaha iyo qorshayaasha u degsan ka hor taga guud ahaan Cudurada halista ah ee uu ka midka yahay Xanuunka kansarka iyada oo la kaashanaayo hayadaha caawiya la tacaallidda iyo wax ka qabashada Xanuunadaas.

Hal kudhiga sanadkaan ee Xuska Maalinta Xanuunka Kansarka ee Adduunka waxa uu diiradda saarayaa “Haqabtirka adeegga caafimaadka iyo daryeelka dadka qaba xanuunka kansarka”

Wasaaradda Caafimaadku waxay muhiimad gaar ah siin doontaa qodobada kasoo baxi doona dood cilmiyeedyada la qaban doono Maalinta Xanuunka cancerka Aduunka 4th February 2022 iyo hirgalintooda.

Ujeedada dhacdadaan:

A) Si looga hortago malaayiin dhimasho ah sanad walba iyadoo kor loo qaado wacyiga, fahamka iyo aqoonta la xariirta kansarka.

B) In lagu wargeliyo, laguna dhiirri-geliyo bulshada ka-hortagga xanuunada halista ah, gaar ahaan kansarka sida in goor hore lala socdo, lana ogaado xanuunka iyo daawaynta kansarka.

kulanka ayaa la qaban doonaa maalinta , Jimcaha, 4th February 2022, saacada: 06:30 PM Magaalada Muqdisho.

Previous Post

Haweenka Dhuusamareeb oo ku baaqay joojinta colaadda ka taagan Balanbale

Next Post

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo dhoolatus Milateri ku soo bandhigay Turkiga

Next Post
Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo dhoolatus Milateri ku soo bandhigay Turkiga

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo dhoolatus Milateri ku soo bandhigay Turkiga

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In