Saturday, November 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Kansarka Adduunka 4 February oo la qabanayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Kansarka Adduunka 4 February oo la qabanayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa qabanaysa Munaasabadda Xuska Maalinta Xanuunka Kansarka ee Adduunka 4th February 2022, Wasaaradda Caafimaadka waxa ay dadaal badan ku bixinaysaa in bulshada Soomaaliyeed ay helaan adeegyada caafimaadka iyo wacyi โ€“ galinta ku aadan Xanuunka Kansarka oo ay lagama maarmaan tahay in laga hir-geliyo dhamaan magaalooyinka dalka.

Xuska Maalinta Xanuunka Kansarka ee Adduunka oo ku beegan 4th February waxay ay astaan muhiim ah u tahay xoojinta dadaalka ka dhanka ah la tacaalidda Xanuunka kansarka.

Related posts

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

November 7, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026

4ta February ee sanadkasta Waa maalin lagu gorfeeyo dhibaatooyinka waaweyn ee bulshada ka haysta Xanuunka kansarka iyadoo loo marayo siyaasadaha iyo qorshayaasha u degsan ka hor taga guud ahaan Cudurada halista ah ee uu ka midka yahay Xanuunka kansarka iyada oo la kaashanaayo hayadaha caawiya la tacaallidda iyo wax ka qabashada Xanuunadaas.

Hal kudhiga sanadkaan ee Xuska Maalinta Xanuunka Kansarka ee Adduunka waxa uu diiradda saarayaa โ€œHaqabtirka adeegga caafimaadka iyo daryeelka dadka qaba xanuunka kansarkaโ€

Wasaaradda Caafimaadku waxay muhiimad gaar ah siin doontaa qodobada kasoo baxi doona dood cilmiyeedyada la qaban doono Maalinta Xanuunka cancerka Aduunka 4th February 2022 iyo hirgalintooda.

Ujeedada dhacdadaan:

A) Si looga hortago malaayiin dhimasho ah sanad walba iyadoo kor loo qaado wacyiga, fahamka iyo aqoonta la xariirta kansarka.

B) In lagu wargeliyo, laguna dhiirri-geliyo bulshada ka-hortagga xanuunada halista ah, gaar ahaan kansarka sida in goor hore lala socdo, lana ogaado xanuunka iyo daawaynta kansarka.

kulanka ayaa la qaban doonaa maalinta , Jimcaha, 4th February 2022, saacada: 06:30 PM Magaalada Muqdisho.

Previous Post

Haweenka Dhuusamareeb oo ku baaqay joojinta colaadda ka taagan Balanbale

Next Post

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo dhoolatus Milateri ku soo bandhigay Turkiga

Next Post
Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo dhoolatus Milateri ku soo bandhigay Turkiga

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo dhoolatus Milateri ku soo bandhigay Turkiga

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

November 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

November 4, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In