Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Xildhibaanadda labada Aqal ee gobalada Waqooyi (Somaliland) ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada Toddoba kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Guddiga ayaa ogeysiiyay ergada iyo musharaxiinta u tartameysa kuraasta tirsigooda kala yahay
1-HOP#212.
2-HOP#207
3-HOP#246.
4-HOP#258.
5-HOP#259.
6-HOP#243
7-HOP#258.
In ayย diyaargaroobaan diiwaangelinta maalmaha ku mudeysan Jadwalka.