Tuesday, June 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Amniga Gobalka Nugaal oo xal ka gaaray cabasho ay qabeen Bajaajlayda “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga Amniga Gobalka Nugaal oo xal ka gaaray cabasho ay qabeen Bajaajlayda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhowr maalin oo shaqo joojin u aheyd bahda gaadiidlayda Bajaajta ee magaalada Garoowe iskugu socdaasha ayaa magaalada laga dareemay, Waxaa shir isugu yimid guddiga amniga Gobalka Nugaal Iyo Bajaajlayda si xal looga gaaro cabashadooda oo salka ku haysay in laga mamnuucay Bajaajta adeegsiga jidadka wadnaha u ah Magaalada.

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cawil Maxamuud Xasan Cawil Mataan oo ka hadlayay kulankan laba geesoodka ahaa ayaa kula dardaarmay mulkiilayaasha Bajaajta iyo wadayaashooda inay la yimaadaan Mas’uuliyad iyo inay wax ka badalaan hab dhaqanki hore ee lagu bartay nidaamka iyo sharcigana dhowraan..

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Qodobada ay isla qaateen labada dhinac waxaa kamid ahaa in wadayaasha gaadiidka Bajaajta loo sameeyo laysin gaar ah , in la hakiyo laysin siinta Bajaajta cusub si loo yareeyo guud ahaan Bajaajta soo galaysa Magaalada .

Tags: Guddiga Amniga Gobalka Nugaal oo xal ka gaaray cabasho ay qabeen Bajaajlayda “SAWIRRO”
Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Saxafiyiinta ka howlgala Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Gargaarka Soomaaliyo oo deeq raashin ah gaarsiiysay Beledweyne “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Gargaarka Soomaaliyo oo deeq raashin ah gaarsiiysay Beledweyne “SAWIRRO”

Wasaaradda Gargaarka Soomaaliyo oo deeq raashin ah gaarsiiysay Beledweyne "SAWIRRO"

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In