Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faah faahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay Boosaaso iyo Wasiirka Qorsheynta oo booqday dhaawacyada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Faah faahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay Boosaaso iyo Wasiirka Qorsheynta oo booqday dhaawacyada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Inta la ogyahay 2 qof ayaa ku dhimatay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay aagga PDRC ee magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Qaraxa ayaa ka dhacay goob lagu qaxweeyo oo ku taala magaalada, waxaana dadkii ku dhaawacmay weerarka la geeyay goobaha caafimaadka, waxaana ciidamada ammaanka oo goobta soo gaaray ay halkaasi ka bilaabeen howlgallo amni xaqiijin ah.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa Isbitaalka ku booqday Dadkii ku waxyeeloobay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Bosaaso, kuwaasi oo uu mid mid u wareystay xaaladooda caafimaad.

Wasiirka ayaa warbixinno ka dhageystay qaar ka mid ah howlwadeennada Isbitaalka magaalada Boosaaso, isagoo Alle uga baryay dadkii ku dhintay qaraxa, halka kuwa ku dhaawacmayna uu Alle uga baryay inuu bogsiiyo.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qarixii ka dhacay Beladweyne

Next Post

RW Rooble: “Heshiiska shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Batroolka waa mid sharci darro ah”

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka

RW Rooble: “Heshiiska shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Batroolka waa mid sharci darro ah”

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In