Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Warka ugu Weyn

Shirka Madasha Golaha Horumarinta Qaranka oo maanta Muqdisho lagu soo xiray

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Warka ugu Weyn
0
Shirka Madasha Golaha Horumarinta Qaranka oo maanta Muqdisho lagu soo xiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta Magaalada Muqdiaho lagu soo gaban gabeeyay Shirka Madasha Golaha Horumainta Qaranka oo labadii bari ee la soo dhaafay ka socday Magaaladda Muqdisho kaas oo ay kuwada kulmeen Wasaaradda Qorsheynta,  Xukuumada Federaalka Soomaaliya  iyo Wasaaradaha Qorsheynta ee Dowlad Gobaleedyada dalka.

Shirkaan ayaa intii uu socday waxaa lagu kala qaatay warbixinno la xiriiri kobcinta dhaqaalaha, xakameynta iyo ka hortaga saameynta masiibooyinka, iyo habsami u fulinta Qorshayaasha Horumarinta Qaranka waxana madaxda maamul goboleedyada ee shirka ka soo qeyb galay hoosta ka xariiqeen muhiimadda ay leedahay madashan iyo in lagu dadaalo sidii loo joogteyn lahaa isku xirka iyo wada shaqeynta wasaaradahan.

Related posts

Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta

September 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

January 14, 2024

Wasiiru ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta dowlad gobaleedka  Hirshabeelle Mudane Cabdi xamiid Maxamed Cali  dhankiisa bogaadiyay wada xoojoodka wasaaradaha shaqeynta ah

Ugu dambayntii Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka  Mudane Asad Yusuf ayaa  ka hadlay muhiimada uu leeyahay kulanka isaga oo sheegay in wasaaradda qorsheynta heer Federaal ay mar kasta diyaar u tahay ka shaqeynta iska warqabka Wasaaradaha qorsheynta heer Federaal iyo heer maamul goboleed shirkana uu dhicidoono sanad kasta si looga wada hadlo xaqiijinta howlaha hormarneed ee wasaaradaha.

Previous Post

RW Rooble oo qaabilay Guddoomiyaha A/Siyaasadda ee Midowga Afrika “SAWIRRO”

Next Post

Maxuu Madaxweyne Farmaajo kala hadlay madaxdii ka socotay Midowga Afrika?

Next Post
Maxuu Madaxweyne Farmaajo kala hadlay madaxdii ka socotay Midowga Afrika?

Maxuu Madaxweyne Farmaajo kala hadlay madaxdii ka socotay Midowga Afrika?

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In