Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada shan xildhibaan oo caawa lagu soo gabagabeeyey Gaalkacyo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Doorashada shan xildhibaan oo caawa lagu soo gabagabeeyey Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Qaali Cali Shire ayaa caawa lagu doortay magaalada Gaalkacyo, waxayna ka guuleysatay Xildhibaan hore Ubax Tahliil Warsame, kadib doorasho adag oo wareeg labaad la isla aaday.

Kursiga ay Qaali ku guuleysatay ee HOP#060, oo golaha shacabka ku metela koonfurta Gaalkacyo, waxaa 8-dii sano ee lasoo dhaafay ku fadhisay Ubax Tahliil.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026

Markii ay soo dhamaatay codeynta wareega labaad ee doorashada, waxaa kursigaas guuleysatay Qaali Cali Shire oo heshay 61-cod, halka Ubax Tahliil ay heshay 40-cod

Afar musharax oo dhamaantood haween ah ayaa ku loolamay kursigaas, maadaama horay loogu asteeyey qoondo haween.

Sidaas waxaa caawa lagu soo gabagabeeyey doorashada 5-tii korsi ee u horeysay doorashada kuraasta deegaan doorashada labaad ee Galmudug, waxaana ugu adkaa kursigaan caawa la doortay ee HOP060, kaas oo si furan ay ugu tartameen afar musharax oo haween ah.

Hoos ka eeg Posterka shanta xildhibaan ee Gaalkacyo lagu doortay

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay qiimaha kordhay ee Shidaalka

Next Post

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la Shiray Madaxda Diyaaradaha ka hawlgala Dalka

Next Post
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la Shiray Madaxda Diyaaradaha ka hawlgala Dalka

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la Shiray Madaxda Diyaaradaha ka hawlgala Dalka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hay’adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In