Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la Shiray Madaxda Diyaaradaha ka hawlgala Dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la Shiray Madaxda Diyaaradaha ka hawlgala Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka  iyo Duulista hawadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta la shiray masuuliyiin ka socday Diyaaradaha ka hawlgala dalka, iyadoona mudooyinkii dambe dadaal xoogan wasaaradu ku bixinaysay dhismaha midowga diyaardaha.

Shirkaan waxaa ka qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Cali gacal, Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah SCAA axmed Macalin iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada dawladda Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cali iyo masuuliyiin kale.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026

Shirkaan ayaa intii uu socday lagu gorfeeyay muhiimada ay leedahay dhismaha daladda ay ku midaysan yihiin diyaardaha dalka ka hawlgala, waxaana si wada jira loo qiray in xiligaan baahi wayn loo qabo.

Masuuliyiin ka socday Diyaardaha ka hawlgala dalka ayaa si wada jira u sheegay in dhankooda ay baahi wayn u qabaan dhismaha maamulka sare ee daladda, waxaana ay Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawadda uga mahad celiyeen dadaalka uu galiyay in la helo Daladda Miwdoga Diyaardaha.

Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo Duulista hawadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa kula dardaarmay Masuuliyiinta ka socday Diyaardaha ka hawlgala dalka inay si deg deg ah u doortaan hogaankooda, waxaana uu intaas raaciyay in helista daladda Midowga Diyaardaha ay sahlayso isla xisaabtan iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa hay’adaha kala duwan ee duulimaadyada ka shaqeeya.

Khamiista Todobaadkaan ayaa la filayaa in la doorto Hogaanka daladda Midowga Diyaardaha ka hawlgala dalkag

Previous Post

Doorashada shan xildhibaan oo caawa lagu soo gabagabeeyey Gaalkacyo

Next Post

Dowladaha Soomaaliya &Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Next Post
Dowladaha Soomaaliya &Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Dowladaha Soomaaliya &Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In