Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Angola oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha wadamada Afrikada Koonfureed

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Angola oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha wadamada Afrikada Koonfureed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dalka Angola  Joao Lourenço ayaa waraaqaha aqoonsiga ee Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Wadamada Afrikada Koonfureed oo ay Angola ka mid tahay Danjire Mudane Mohamed Ali Mire.

Madaxweynaha ayaa ku  qaabilay Magaalada madaxda Luanda ee Dalka Angola Danjiriyaasha magacaaban ee dalalka Markeykanka, Saudi Arabia, Israeli, Portugal, Spain, Burundi, Indonesia, iyo Somalia.

Related posts

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026

Danjire Mohamed Ali Mire oo ka mid ahaa Danjirayaasha magacaaban ayaa warqadihiisa aqoonsi ee danjirno u gudbiyay Madaxweynaha dalka Angola waxa uuna u gudbiyay salaan iyo fariin uu ka waday Madaxweyna Maxamed Cabdullahi Farmaajo,isagoo u rajeeyay  asaga, dowladdiisa, iyo shacabkiisaba horumar iyo barwaaqo,waxa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya diyaar u tahay adkeynta xiriirka labada dal iyo sida ay,isaga kaashan lahaayeen labada Dowladooda sidii looga arrimaha, dhaqaalaha, siyaasadda, dhaqan ka iyo diblomaasiyada.

Dhanka kale Madaxweynaha Angola oo kulan gaar ah la qaatay Danjiraha ayaa ballanqaaday in ay Dowladiisa diyaar u tahay sare u qaadida xiriirka labada dowladood  eee walaaltinimada buuxda ka dhaxeyso. waxa ayna diyaar u yihiin in labada dowladooda wax wada qabsi iyo wadashaqeyn joogto ah dhexmari doonta.

Dalka Angola waxaa ku dhaqan Soomaali u badan ganacsato,  Sidoo kale Danjiraha ayaa loogu fadhiyaa in Dowladda Koonfur Afrika kala xaajooda sida ay Soomaalida dalkaasi ku dhaqan ugu fududeyn laheed Sharciyada dal ku jooga.

Previous Post

Iskaashiga Bangiga Dhexe iyo W/Qorsheynta oo laga hadlay

Next Post

Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo tababar u soo xirtay dhallinyarada Magaalada dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo tababar u soo xirtay dhallinyarada Magaalada dhuusamareeb “SAWIRRO”

Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo tababar u soo xirtay dhallinyarada Magaalada dhuusamareeb “SAWIRRO”

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
0

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka...

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026
0

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Ciid-siin iyo taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In