Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Angola oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha wadamada Afrikada Koonfureed

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Angola oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha wadamada Afrikada Koonfureed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dalka Angolaย  Joao Lourenรงo ayaa waraaqaha aqoonsiga ee Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Wadamada Afrikada Koonfureed oo ay Angola ka mid tahay Danjire Mudane Mohamed Ali Mire.

Madaxweynaha ayaa kuย  qaabilay Magaalada madaxda Luanda ee Dalka Angola Danjiriyaasha magacaaban ee dalalka Markeykanka, Saudi Arabia, Israeli, Portugal, Spain, Burundi, Indonesia, iyo Somalia.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Danjire Mohamed Ali Mire oo ka mid ahaa Danjirayaasha magacaaban ayaa warqadihiisa aqoonsi ee danjirno u gudbiyay Madaxweynaha dalka Angola waxa uuna u gudbiyay salaan iyo fariin uu ka waday Madaxweyna Maxamed Cabdullahi Farmaajo,isagoo u rajeeyayย  asaga, dowladdiisa, iyo shacabkiisaba horumar iyo barwaaqo,waxa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya diyaar u tahay adkeynta xiriirka labada dal iyo sida ay,isaga kaashan lahaayeen labada Dowladooda sidii looga arrimaha, dhaqaalaha, siyaasadda, dhaqan ka iyo diblomaasiyada.

Dhanka kale Madaxweynaha Angola oo kulan gaar ah la qaatay Danjiraha ayaa ballanqaaday in ay Dowladiisa diyaar u tahay sare u qaadida xiriirka labada dowladood ย eee walaaltinimada buuxda ka dhaxeyso. waxa ayna diyaar u yihiin in labada dowladooda wax wada qabsi iyo wadashaqeyn joogto ah dhexmari doonta.

Dalka Angola waxaa ku dhaqan Soomaali u badan ganacsato,ย  Sidoo kale Danjiraha ayaa loogu fadhiyaa in Dowladda Koonfur Afrika kala xaajooda sida ay Soomaalida dalkaasi ku dhaqan ugu fududeyn laheed Sharciyada dal ku jooga.

Previous Post

Iskaashiga Bangiga Dhexe iyo W/Qorsheynta oo laga hadlay

Next Post

Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo tababar u soo xirtay dhallinyarada Magaalada dhuusamareeb โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo tababar u soo xirtay dhallinyarada Magaalada dhuusamareeb โ€œSAWIRROโ€

Wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo tababar u soo xirtay dhallinyarada Magaalada dhuusamareeb โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In