Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT oo
fulinaya waajibaadkiisa doorashada ee ku cadaa heshiisyadii madasha wadatashiga
Qaranka ay ka gaareen doorashooyinka dalka, ayaa waxay shaaciyeen 16-ka kursi ee ka harsanaa kuraasta Golaha Shacabka ee ku astaysnaa Jubbaland oo
doorashadooda lagu qaban doono mudo 2 todobaad gudohood ah.
๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ ๐๐๐ฑ๐ช๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐ง-๐๐๐ซ๐๐ง (๐๐๐๐-๐๐๐๐)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday qaybta ay...