Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo Nairobi kula kulmay diblomaasiyiin “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo Nairobi kula kulmay diblomaasiyiin “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo maalmahan howlo shaqo u joogay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulamo looga hadlayo horumarinta Galmudug la-yeeshay Hay’ado kale duwan iyo Safaarado.

Wafdigaan oo maalmihii la soo dhafay ku sugnaa Magalada Nairobi ayaa waxay la kulmeen Madaxda Safaradaha  Maraykanka, Norway, Denmark Swizerland, Swedan iyo UK

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Sidoo kale Wafdiga Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug waxay Xarunta ay Magalada Nairobi ka degan yihiin ku qaabileen Madax ka socotay ICRC, CISP, MSF iyo Italian Developments Agency iyo The Norwegian Agency for Development Cooperation,

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa dhammaan Safaradaha iyo Hay,adaha u qaabilay kala hadlay arimaha Abaraha Somalia gaar ahaan Abaaraha ka jira Galmudug.

Sidoo kale Mudane Cali Daahir Ciid waxa uu kala hadlay Masuuliyiintii u la kulmay kordhinta iyo dardargalinta Mashaariicda ka socota Galmudug maadaama Doorashadii Labada Aqal ee Galmudug ka socotay ay so dhamatay.

Ugu dambeyn Kulamadii Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo Beesha Caalamka ugu socday Magalada Nairobi ayaa ku soo dhamaaday guul iyo is afgarad.

Previous Post

Xirfadlayaal caafimaad oo tababar loo soo gabogabeeyay “SAWIRRO”

Next Post

6-kursi oo lagu doortay Garowe iyo Puntland oo soo gabagabeysay doorashada BFS

Next Post
6-kursi oo lagu doortay Garowe iyo Puntland oo soo gabagabeysay doorashada BFS

6-kursi oo lagu doortay Garowe iyo Puntland oo soo gabagabeysay doorashada BFS

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In