Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

6-kursi oo lagu doortay Garowe iyo Puntland oo soo gabagabeysay doorashada BFS

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
6-kursi oo lagu doortay Garowe iyo Puntland oo soo gabagabeysay doorashada BFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta magaalada Garowe ee gobolka Nugaal lagu soo gaba-gabeeyo doorashada 6-dii kursi ee u dambeysay xubnaha Puntland ka soo galay baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.

6-da kursi ee saakay lagu doortay Garowe waxaa ku kala guuleystay xubnaha kala ah:

Related posts

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

February 26, 2026
Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

February 26, 2026

1 – Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladhiif Muuse Nuur Sanyare ayaa ku guuleystay kursiga HOP#199.

2 – Cusmaan Cali Yuusuf ayaa ku guulaystay kursiga HOP#198.

3 – Eng. Maxamed Cabdullaahi Kayse ayaa ku guulaystay kursiga HOP#073.

4 – Xildhibaan Sacdiyo Xaaji Yaasiin Samatar ayaa ku guuleysatay kursiga HOP#129.

5 – Cabdullaahi Maxamed Jaamac ayaa ku guulaystay kursiga HOP#191.

6 – Cabdirisaaq Xasan Axmed ayaa ku guulaystay kursiga HOP#221. Kursigaan waxuu ahaa kii ugu dambeeyey 37-kursi ee Puntland ay ku leedahay golaha shacabka.

Maanta oo Jimco ah waxaa sidaas lagu soo gabagabeeyey doorashada dhamaan xubnaha baarlamaanka 11-aad ku metelaya deegaanada maamulka Puntland.

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo Nairobi kula kulmay diblomaasiyiin “SAWIRRO”

Next Post

QM oo Sheegtay in muhaajiriin lagu la’yahay xeebaha Liibiya

Next Post
QM oo Sheegtay in muhaajiriin lagu la’yahay xeebaha Liibiya

QM oo Sheegtay in muhaajiriin lagu la’yahay xeebaha Liibiya

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

Xildhibaannada labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 12-aad iyo 13-aad ee Dastuurka

February 26, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 23-aad ee...

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

Wasiirka Howlaha Guud XFS oo kormeeray dib u dhiska waddooyinka Dhuusamareeb

February 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf , oo ay wehliyaan...

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo ka furmay Muqdisho 

February 26, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u furmay Tartanka Sanadlaha Heer Qaran ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka, kaas oo ay ka qeybgalayaan arday...

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Galmudug oo ku baaqay in Sakada la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

February 26, 2026
0

Guddoomiyaha Dalladda Culimada Dowlad Goboleedka Galmudug, Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre, ayaa ugu baaqay ganacsatada Soomaaliyeed inay si gaar ah sanadkan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In