Wednesday, May 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada xoogga dalka oo fuliyay howlgallo khasaare loogu geeystay Al shabaab

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Ciidamada xoogga dalka oo fuliyay howlgallo khasaare loogu geeystay Al shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xooga dalka ayaa howlgallo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose waxay ku bur buriyeen goobo nabad-diidka Al-Shabaab ay ku dhibaateyn jireen dadka shacabka ah ee halkaas ku nool.

Howlgalkan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Ururka 64-aad ee ciidamada xooga dalka ayaa laga fuliyay tabeelaha Sagaroole, Ramakulow iyo tuulooyin hoostaga degaanka Warmaxan ee gobolka shabellaha Hoose.

Related posts

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

May 6, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

May 6, 2026

Sidoo kale, inta uu howlgalka socday waxay ciidamada soo saareen miinooyinka ay argagixisada ku aaseen hareeraha wadada isku xirta degmada Walaweyn iyo deegaanka Warmaxan.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirada dalalka Midowga Yurub

Next Post

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo shaaciyay Xubnaha xulista ergada  laba kursi

Next Post
Jowhar oo lagu qabtay doorashada lix kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo shaaciyay Xubnaha xulista ergada  laba kursi

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

May 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

May 6, 2026
0

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

May 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

May 5, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In