Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar loo soo xiray Ciidanka Asluubta Puntland “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Tababar loo soo xiray Ciidanka Asluubta Puntland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha Cadaaladda Arrimaha Diinta iyo dhaqan celinta Puntland iyo Taliyaha Ciidamada Asluubta Puntland oo siwada jir ah Tababar ugu soo xiray Dufcad ka mid ah Ciidanka Asluubta Puntland.

Xerada tababarada Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee General Cali Nuur Garoowe ayaa tababarkaan loogu soo xiray  dufcad ka mid ah Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed noqonaysa Ciidanka Asluubta Puntland., Tababarka ayaa lagu barayay Casharo la xiriira Shuruucda Xabsiyada ,ilaalinta Maxaabiista iyo la macaamilkooda iyo Guud ahaan ee difaaca.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026

Taliyaha Ciidamada Asluubta Puntland General Bile Farah Cali oo la hadlayay Dufcadan Soo dhammaysatay Tababarka ayaa tilmaamay inay ka go’an tahay tayaynta iyo tababarda Ciidamada Asluubta Puntland iyo sidii ay u la jaan qaadi lahaayeen Hanaanka diiwaan galinta casriga ah ee ay mareen Ciidamada kala duwan ee Difaaca Puntland .

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda Puntland Ilyaas Cabdi Dinix oo isagu si rasmi ah ugu soo xiray tababarka Dufcadani ayaa siiyay dardaaran kala duwan boggaadiyayna taliska Asluubta Puntland iyo dadaalkooda tayaynta Ciidamada.

Previous Post

Madaxwayne ku-xigeenka Jubbaland oo Shir guddoomiyey shirka Golaha Amniga “SAWIRRO”

Next Post

Shir looga hadlayo Maamulka Iyo Xakameynta Hubka oo Ka Furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Shir looga hadlayo Maamulka Iyo Xakameynta Hubka oo Ka Furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Shir looga hadlayo Maamulka Iyo Xakameynta Hubka oo Ka Furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

July 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

July 9, 2026
0

Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In