Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

W/caafimaadka Hirshabeelle oo kulan isxogwareesi ah yeeshay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
W/caafimaadka Hirshabeelle oo kulan isxogwareesi ah yeeshay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar

Kulankan oo saddexdii bil mar la qabto ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo hay’adaha caafimaadka ee ka howlgala deegaanada Hirshabeelle.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

August 5, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

August 5, 2026

Ujeedada kulanka ayaa aheed in la is weedaarsado fikrado ku aadan waxqabadkii iyo howlihii u qabsoomay wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka hirshabeele Muxiidiin Mukhtaar Macalin ayaa ka hadlay ahmiyadda uu leeyahay kulankan, isagoona hay’adaha caafimaadka ku dhiiri geliyey shaqada wanaagsan ee ay hayaan.

Previous Post

Dowladda Norway oo Soomaaliya ka taageereesa Xasillinta iyo Horumarinta

Next Post

Doorashada Hop063 oo soo idlaatay

Next Post
Doorashada Hop063 oo soo idlaatay

Doorashada Hop063 oo soo idlaatay

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay Reena Ghelani, oo ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

August 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In