Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Warfaafinta iyo Madaxa Telefishinka Qaranka oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Agaasimaha Guud ee Warfaafinta iyo Madaxa Telefishinka Qaranka oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaaale oo uu la socdo agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed  Sharmaarke Maxamed Warsame ,ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.iyagoo ka soo ambabaxay dalkaTurkiga.

Munaasabaddii soo dhoweynta mas’uuliyiintasasi, ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ismaaciil Oronje, Agaasimaha Wargeyska Dalka Saalax Shire, Agaasimaha Radio Muqdisho Maxamed Kaafi, Ku simaha Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Abuukar Ma’da, Agaasimaha Baraha bulshada Cabdishakuur Cali Axmed iyo xubno kale.

Agaasimaha Guud oo ka hadlay munaasabaddii soo dhoweynta ayaa yiri“Waxaan umahaddelineynaa cid walbo oo qeyb ka qaadatay in caafimaad uu helo agaasime sharma ake” .

Agaasimaha Guud Cabdulaaahi Xayir Ducaale,waxa uu alle ka baryay in uu caafimaadkiisa u dhameystiro agaasime Sharmaake, isagoo dhinaca kale naxariistii eebbe u rajeeyay Agaasimihii hore ee Raadiyo Muqdisho marxuum Cabdicasiis Afrika.

Agaasime Sharmaake oo isna hadlay ayaa ka mahadceliyay soo dhoweyntiia, wuxuuna intaa raaciyay in kooxaha argagixisada aysan cabsigelin Karin howlaha warbaahinta qaranka ee loo hayo bulshada.

Dhinaca kale, ehalada agaasimaha Telefishinka Qaranka ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo cid walba oo garab istaagtay xilliga uu dhaawaca soo gaaray agaasime Sharmaarke.

Previous Post

Deegaanno ka mid ah dalka oo helay roobkii guga

Next Post

Ruushka oo weerarro horleh ugu  hanjabay shan magaalo oo ka tirsan Ukraine

Next Post

Ruushka oo weerarro horleh ugu  hanjabay shan magaalo oo ka tirsan Ukraine

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In