Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha dibadda Faransiiska oo booqasho ku maraya dalal Qatar,Cuman iyo Kuwait

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha dibadda Faransiiska oo booqasho ku maraya dalal Qatar,Cuman iyo Kuwait
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiiska ayaa bilaabay booqashooyin rasmi ah oo uu ku marayo dalalka Qatar,Cuman iyo Kuwait isagoo kala hadli doona saadka tamarta ee ka dhalatay dagaalka u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine.

Wasiirka ayaa lugtii hore ee socdaalkiisa, wuxuu la kulmay Amiirka Qatar Tamim bin Hamad Al Thani, waxayna ka wadahadleen “dadaalka socda ee lagu joojinayo duullaanka Ruushka ee Ukraine.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Sidoo kale wasiirka ayaa la kulmi doona dhiggiisa dalalka Cumaan iyo Kuwait, iyadoo inta uu socdo wada-hadallada diiradda lagu saari doono sidii loo heli lahaa gaaska iyo saliidda Yurub marka la eego xaaladda dagaalka Ukraine. Waxa uu sidoo kale ka wada hadli doonaa xasaradaha gobolka ee Yemen iyo Lubnaan oo ay weheliyaan arrimo kale oo laba geesood ah.

Todobaadki hore wafdi Jarmal ah oo uu hogaaminayay wasiirka dhaqaalaha ahna ku xigeenka madaxa dhaqaalaha Robert Habeck ayaa booqasho ku tagay dalka Qatar si ay uga wadahadlaan sidii gaaska loo gaarsiin lahaa qaarada Yurub, Ra’iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa safar ku tagay Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta si uu ugala hadlo sare u qaadida wax soo saarka shidaalka.

Previous Post

Ciidamada Puntland oo soo qabtay Doonyo si sharci darro ah kaga kalluumeysanayay Badda Soomaaliya

Next Post

Guddiga FEIT oo lagu wareejiyay xogta Xildhibaannada laga soo doortay Galmudug “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga FEIT oo lagu wareejiyay xogta Xildhibaannada laga soo doortay Galmudug “SAWIRRO”

Guddiga FEIT oo lagu wareejiyay xogta Xildhibaannada laga soo doortay Galmudug "SAWIRRO"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In