Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga FEIT oo lagu wareejiyay xogta Xildhibaannada laga soo doortay Hirshabeelle “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga FEIT oo lagu wareejiyay xogta Xildhibaannada laga soo doortay Hirshabeelle “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga doorashada heer dowlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa caawa guddiga doorashooyinka heer Federaal ku wareejiyay galalka Xildhibaannada Labada Aqal ee deegaannada maamulkaas laga soo doortay, kuwaas oo kala ah 8 xubnood oo Aqalka Sare ah iyo 28 Golaha Shacabka ah.

Guddoomiyaha SEIT Hirshabeelle iyo Guddoomiye ku-xigeenka ayaa agabka ku wareejiyay Wakiilka FEIT ee Hirshabeelle Eng Mahad Cabdi Cumar , waxaan goobjoog ka ahaa xubno ka kala socday SEIT, FEIT iyo EDRC.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Qoraal uu soo saaray guddigu ayaa lagu xusay in kuraasta 10 ka ah ee ku harsan Hirshabeelle lagu soo dhameystiri doono mudo kooban, ayna sida ugu dhaqsiyaha badan ugu wareejin doonaan Guddiga marka ay soo dhameystiraan doorashada.

Guddiyada Doorashooyinka Heer Dowlad-goboleed ee kala ah Puntland, Galmudug, Koonfur Galbeed ayaa kal hore ku wareejiyay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal xogta Xildhibaannada laga soo doortay Deegaanadooda, waxaana xusid mudan in Guddiyada Doorashooyinka Hirshabeelle iyo Jubbaland ay qeyb ka mid ah ku wareejiyeen Guddiga xogta Xildhibaannada labada Aqal.

Previous Post

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay ergada 2dii kursi ee Beladweyne

Next Post

Guddiga FEIT oo ku dhawaaqay natiijada doorashada Labada Aqal

Next Post
Guddiga FEIT oo ku dhawaaqay natiijada doorashada Labada Aqal

Guddiga FEIT oo ku dhawaaqay natiijada doorashada Labada Aqal

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In