Tuesday, February 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Warka ugu Weyn

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday xabsiga Beydhabo

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Warka ugu Weyn
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka JFS mudane Avv. Xasan Xuseen Xaaji oo ku sugan magaalada Baydhabo, ayaa kormeer shaqo ku tagay Xabsiga magaalada Baydhabo oo dhawaan lagu sameeyay dayactir.

Wasiirka oo uu la socday Taliye kuxigeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed,ayaa ujeedkoodu ahaa sidii loo ilaalin lahaa xuquuqda Maxaabiista iyo in xabsigaasi loo dhameystiray adeegyafii ay u baahnaayeen maxaabiista

Related posts

Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta

September 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

January 14, 2024

Wasiirka iyo xubnihii kale waxaa halkaa ku soo dhoweeyay oo warbixin ku siiyay masuuliyiinta Wasaaradda Cadaaladda KGS iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Dowlad-goboleedka KGS ,kuwaas oo ka waramay baahiyaha, caqabadaha iyo adeegyada kale ee lagama-maarmaanka u ah Xabsiga.

Wasiirku, wuxuu mahad celin ballaaran usoo jeediyey wafdigii halkaasi kusoo dhaweeyey ee ay ugu horeeyaan masuuliyiinta Wasaaradda Cadaaladda KGS iyo Taliska CAS.

Xabsigaan, oo si casri ah loo dhisay,wuxuu qeyb weyn ka qaadan doonaa badqabka xaaladaada caafimaad ee maxaabiista, xirfadeynta, dhaqancelinta, yareynta falalka dambi ee ka dhaca gaar ahaan deegaanada KGS guud ahaa Dalka Soomaaliya.

Previous Post

Ruushka oo rajeenaya in uu soo afjaro howlgalka Ukraine

Next Post

Guddiga FEIT oo Xildhibaannada ka dalbaday inay waqtiga ilaaliyaan

Next Post

Guddiga FEIT oo Xildhibaannada ka dalbaday inay waqtiga ilaaliyaan

๐Œ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐ฆ ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ฅ๐ข ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฏ๐ž๐ฌ ๐ข๐ง ๐€๐๐๐ข๐ฌ ๐€๐›๐š๐›๐š ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐ญ๐ก๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ—๐ญ๐ก ๐€๐” ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ

๐Œ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐ฆ ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ฅ๐ข ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฏ๐ž๐ฌ ๐ข๐ง ๐€๐๐๐ข๐ฌ ๐€๐›๐š๐›๐š ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐ญ๐ก๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ—๐ญ๐ก ๐€๐” ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ

February 10, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Terminal cusub oo garoonka laga hirgeliyay

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Terminal cusub oo garoonka laga hirgeliyay

February 10, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Terminaalka cusub ee Arimas, oo laga...

Soomaaliya iyo Algeria oo kala saxiixday heshiis is afgarad oo labada dhinac ah

Soomaaliya iyo Algeria oo kala saxiixday heshiis is afgarad oo labada dhinac ah

February 10, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, iyo Wasiirka Cadaaladda dowladda Aljeeriya, Mudane Lotfi Boudjemaa, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Col. Wills

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Col. Wills

February 10, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay U Qeybsanaha Arrimaha Difaaca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In