Sunday, January 29, 2023
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga FEIT oo Xildhibaannada ka dalbaday inay waqtiga ilaaliyaan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
April 8, 2022
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal-FEIT, ayaa Xildhibaannada Sharafta leh, Bulshada Soomaaliyeed iyo daneeyeyaasha Dooraashada ku wargeliyay in barri subax oo ay Taariikhdu tahay; 09.04.2022 ay shaqada Shahaada bixintu soconayso inta u dhaxaysa 8:00AM-4:00PM InshaAllah.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa Xildhibaannada ka dalbaday inay waqtiga ilaaliyaan si ay u gutaan waajibaadka dhammeystirka doorashada oo heer gabogabo ah maraya.

Related posts

Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyay geerida Wasiiru dowlihii Wasaaradda Gaadiidka Galmudug

Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyay geerida Wasiiru dowlihii Wasaaradda Gaadiidka Galmudug

January 29, 2023
Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo tegay furimaha dagaalka

Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo tegay furimaha dagaalka

January 28, 2023
Previous Post

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday xabsiga Beydhabo

Next Post

Tartamayaasha Degmada Dharkeynley oo caawa u gudbay wareegga 2aad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha Degmada Dharkeynley oo caawa u gudbay wareegga 2aad ee tartanka “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyay geerida Wasiiru dowlihii Wasaaradda Gaadiidka Galmudug

Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyay geerida Wasiiru dowlihii Wasaaradda Gaadiidka Galmudug

January 29, 2023
0

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay umadda Soomaaliyeed iyo reer Galmudug geerida ku timid Allaha...

Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo tegay furimaha dagaalka

Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo tegay furimaha dagaalka

January 28, 2023
0

Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jiray Wasiirro iyo Guddoomiyaha Degmada...

Guddoomiyaha G\Shacabka oo kulan la qaatay qaar kamid ah ergada ka qeyb-galaya Shirka dib u heshiisiinta KGS

Guddoomiyaha G\Shacabka oo kulan la qaatay qaar kamid ah ergada ka qeyb-galaya Shirka dib u heshiisiinta KGS

January 28, 2023
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe, ayaa maanta kulan la qaatay wafdiga ka...

Dowladda Soomaaliya,IGAD oo daah fureen shirka falanqeynta Istaraatiijiyadda Blue Economy

Dowladda Soomaaliya,IGAD oo daah fureen shirka falanqeynta Istaraatiijiyadda Blue Economy

January 28, 2023
0

Dowladda Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD, ayaa maanta  magaalada Muqdisho ka daah fureen shirka falanqeynta Istaraatiijiyadda Dhaqaalaha ee Blue Economy....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In