Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ruushka oo uga digay Mareynkanka iyo xulafadiisa hubka ay ku taageerayaan Ukraine

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Ruushka oo uga digay Mareynkanka iyo xulafadiisa hubka ay ku taageerayaan Ukraine
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ayaa si faahfaahsan uga hadashay Khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo jabka gaaray ciidamada Ukraine tan iyo markii uu bilowday duullaanka.

Jeneraal Igor Konashenkov oo u hadlay gaashaandhigga Ruushka ayaa sheegay in 23,367 askari oo isugu jira milateriga, jabhadaha iyo ajaaniibta kula dagaallamaysa Ukraine ay ku dhinteen dagaalka tan iyo markii uu bilowday dhammaadkii February.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Waxa uu sheegay in magaalada Mariupol oo keliya ay ku dhinteen in badan 4,000 oo dagaalyahan, ayna kamid yihiin xooggaga jabhadaha xagjirka ah ee Azov iyo Aidar.

Ruushka ayaa ku doodaya in dowladda Ukraine ay qarinayso jabka soo gaaray ciidankeeda, isla markaana ay Moscow dhawaan soo bandhigi doonto xogtada khasaaraha milateri oo faahfaahsan.

Sidoo kale, Ruushka ayaa u digay Mareynkanka iyo xulafdiisa ee taageerada siinaya Ukraine, qaar ka mid ah dalalka caalamka ayaa si weyn u cambaareeyay dagaalka Ukraine uu Ruushka ku qaaday.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Guddoomiyeyaasha Kumeel Gaarka ah ee Labada Aqal “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka xoogga dalka oo deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas dan yar ah+Sawirro

Next Post
Ciidanka xoogga dalka oo deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas dan yar ah+Sawirro

Ciidanka xoogga dalka oo deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas dan yar ah+Sawirro

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In