Friday, May 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Beereey oo ku baaqay in dadku ay isu gurmadaan xilligan adag ee lagu jiro

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Beereey oo ku baaqay in dadku ay isu gurmadaan xilligan adag ee lagu jiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Maxamed Axmed Beerey oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa ku baaqay in la caawiyo dadka masaakiinta ah ee aan waxba heysan, maadaama aynu ku guda jirno bisha barakeysan ee Ramadaan, isla markaana ay nagu soo fool leedahay munaasabadda ciidul fitriga.

Xildhibaan Beereey oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in shirka golaha ee maanta uu ahaa in guddoonka ay si rasmi ah ula wareegaan mas’uuliyadda loo doortay, isla markaana wixii hadda ka dambeeya ay Xildhibaannada Golaha guda geli doonaan gudashada waajibaadka loo igmaday oo ay ugu horeyso dib u eegidda miisaaniyadda iyo doorashada Madaxweynaha.

Related posts

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026

“4ta bisha markii la isku soo labto waxaa la dhisi doonaa Guddigii qaban qaabin lahaa doorashada Madaxweyanha”. Ayuu yiri Xildhibaanka.

Xildhibaan Maxamed Axmed Beerey ayaa xusay inay lagama maarmaantahay in shacabka Soomaaliyeed ay is caawiyaan oo ay wax siiyaan kuwooda aan waxba heysan lagana farxiyo carruurta agoonta ah iyo kuwa kaleba.

Xildhibaanka mar uu ka hadlayay doorashada kadib qorshe howleedka horyaala ay tahay in uu kormeer ku tego deegaan doorashadiisa, si uu ugu kuurgalo baahiyaha ka jirta deegaanka laga soo doortay, isagoo balan qaaday in uu hirgelin doono adeegyada Caafimaadka, Waxbarashada iyo baahiyaha kale ee dhanka nolosha ah.

Previous Post

Guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo kullan la qaatay Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka ee BFS

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo kullan la qaatay Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka ee BFS

Madaxweyne Farmaajo oo kullan la qaatay Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka ee BFS

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed

April 30, 2026
0

wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

April 30, 2026
0

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In