Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in ay socdaan dadaallo lagu badbaadinayo Ciidamada ku go’doonsan Mariupol

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in ay socdaan dadaallo lagu badbaadinayo Ciidamada ku go’doonsan Mariupol
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in ay socdaan dadaallo diblumaasiyadeed oo lagu badbaadinayo dagaalyahannada ku go’doonsan warshadda birta ee magaalada Mariupol, halkaasi  oo horay looga soo saaray dad rayid ah kadib markii Ciidamada Ruusha ay duqeeymo xooggan ka geeysteen.

Ciidamada Ukraine ee ka dagaalama magaalada Mariupol ayaa wacad ku maray inaysan isu dhiibi doonin Ciidamada Ruushka, tasoo keentay cabsi ku saabsan in ciidamada Ruushka ay gabi ahaanba baabi’iyaan Ciidamada halkaas ku sugan.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Sarakiisha Ciidanka Ukraine ayaa sheegay in 50 qof oo rayid ah shalay la daadgureeyay magaalada, iyagoo Ruushka ku eedeeyay inuu ku xadgudbay xabbad joojintii looga gol lahaa in lagu samata bixiyo daraasiin dad ah oo ku go’doonsan dhulka hoostiisa.

Previous Post

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Muqdisho ku qaabilay Maxamuud Sayid Aadan

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS oo howlgallo ka wado Sh/dhexe

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS oo howlgallo ka wado Sh/dhexe

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS oo howlgallo ka wado Sh/dhexe

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In