Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka waxbarashada oo daah furay Qorshaha Waxbarashadda ee 2022-2026

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka waxbarashada oo daah furay Qorshaha Waxbarashadda ee 2022-2026
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Hon Cabdullahi Abuukar Haji ,Β  ayaa daah furay Qorshaha Waxbarashadda Qaranka ee 5’ta Sano ee soo Socota, 2022-2026.

Qorshaha Waxbarshadda Qaranka oo ay diyaarintiisu socotay muddo ku dhaw sanad iyo barΒ  (16Bilood), ayaa ah qorshihii labaad ee ay diyaariso Wasaaradda Waxbarashadda muddo ka badan 30 Sano, Sidoo kale waa qorshihii ugu horeeyey ee ay hogaamisoΒ  Wasaaradda.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026

Qorshahan wuxuu mudnaanta koobaad Siinayaa baahiyaha Waxbarshadda dalka, waxaana ku qeexan muhiimadaha ay kala leeyihiin qeybaha Waxbarshadda ee Kala ah: Waxbarsho loo siman yahay,iyo Waxbarasho tayo leh.

Wasaaradda Waxbarashadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay uga mahadcelinaysaa Maamul Goboleedyada Dalka, Bahda Waxbarshadda iyo deeq bixiya-yaasha Caalamka doorkaadi wanaagsanaa ee ka ka qeyb galka Qorshaha Waxbarshadda Qaranka.

Previous Post

Maalintii 1-aad ee diiwaan gelinta musharaxiinta xilka MadaxweynahaΒ  oo soo idlaatay

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan laqaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan laqaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan laqaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 π—Ÿπ—”π—§π—¨π—™, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In