Wasiirka Warfaafinta XFS Senator Cusmaan Obokor Dubbe ayaa howlwadeenada warbaahinta Qaranka ku amaanay dhabar adeygii iyo howlkarnimadii ay muujiyeen mudadii ay socdeen doorashooyinka dalka oo Axadii todobaadkaan lasoo gabagabeeyey.
Hoos ka akhriso war-saxaadeed ka soo baxay xafiiska Wasiirka.