Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta la kulmay guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Sheikh Aadan madoobe.
Kulankaan dhexmaray Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha ayaa ahaa mid ay uga wadatashanaayaan xilligaan kala guurka ah, Waana kulankii labaad ee ay yeeshaan madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud iyo gudoomiyaha Golaha shacabka BJFS Sheikh Aadan madoobe.