Sunday, August 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergeyga gaarka ee arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan la qaatay Wasiirka Qorshaynta Qaranka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Ergeyga gaarka ee arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan la qaatay Wasiirka Qorshaynta Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa maanta arrimo shaqo oo la xariira xaaladda Gurmadka Abaaraha ee dalka ku tagay Wasaarada Qorshaynta Qaranka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Kulankaan oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka. Mudane Jamaal iyo dhammaan howlwadeenada Wasaarada ayaa looga hadlay Abaaraha iyo xaaladdaha bani-aadannimo ee uu dalka waajahayo iyo sidii looga hortegi lahaa inta aysan isku baddelin macluul.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya

August 2, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay Shirka Dardargelinta Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Gancsiga

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay Shirka Dardargelinta Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Gancsiga

August 2, 2026

Ergeyga gaarka ah arrimaha Gurmadka Abaaraha iyo Hoggaanka wasaaradda waxa ay is barbar dhigeen qoraallo, iyaga oo sidoo kale ka doodday dhowr mowduuc oo la xariira arrimaha xalka waara iyo ka qaybgalka deeq-bixiyayaasha.

Ugu danbeyn, Ergayga gaarka ah ee arrimaha Gurmadka Abaaraha ayaa ka qaatay Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka iyo dhammaan howlwadeenada istaraatiijooyin jiray oo ay ku jiraan DINA, RRF iyo Istaraatiijiyada xalka waara oo in muddo ah ay Wasaaraddu soo waday.

Previous Post

Madaxweynaha Dalka oo ka Tacsiyeeyey Geerida Marxuum Cabdullaahi Cabdi Garruun Iyo Marxuumad Jawaahir Axmed Cilmi

Next Post

Ergayga gaarka ah ee arrimaha Gurmadka Abaarah oo kulan la qaatay James Swen

Next Post
Ergayga gaarka ah ee arrimaha Gurmadka Abaarah oo kulan la qaatay James Swen

Ergayga gaarka ah ee arrimaha Gurmadka Abaarah oo kulan la qaatay James Swen

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa ka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay Shirka Dardargelinta Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Gancsiga

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay Shirka Dardargelinta Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Gancsiga

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirka Dardargelinta Istiraatiijiyadda iyo...

Bulshada Soomaaliyeed ee Minnesota oo si weyn uga qayb gashay aaska hobolkii weynaa ee Axmed Cali Cigaal

Bulshada Soomaaliyeed ee Minnesota oo si weyn uga qayb gashay aaska hobolkii weynaa ee Axmed Cali Cigaal

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa si weyn uga qayb galay aaska loo sameeyay...

Bayaan kasoo baxay Ilaalinta Qoondada Haweenka ee Doorashada Galmudug

Bayaan kasoo baxay Ilaalinta Qoondada Haweenka ee Doorashada Galmudug

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb. Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi ayaa ugu baaqday dhammaan ururada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In