Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Golaha Shacabka oo qaabilay Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Golaha Shacabka oo qaabilay Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Hoygiisa ku qaabilay Boqorka beelaha Soomaaliland Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud Buurmadow, kaas oo u yimid salaan iyo is xog-wareysi ku saabsan xaalada dalka uu marayo, gaar ahaan kaalinta dhaqanka ay ku leeyihiin dowladnimada dalkenna.

Boqorka oo marka hore u hambalyeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in duubabka dhaqanka si gaar ah ahmiyad u siiyaan Baarlamaanka, si uu dalka u gaaro nabad iyo wadajir.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Boqorka ugu mahad celiyay booqashadiisa, ku aaddan doorka lagama maar-maanka ah ee dhaqanka ay ku leeyihiin midnimadda iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, waxaana uu xusay in dhaqanka uu u-dub dhaxaad u yahay aas-aaska dowladnimadda iyo jiritaanka ummadeed.

Previous Post

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha

Next Post

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo soo saaray baaq ku aaddan Xaaladda Abaaraha ee Dalka

Next Post
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo soo saaray baaq ku aaddan Xaaladda Abaaraha ee Dalka

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo soo saaray baaq ku aaddan Xaaladda Abaaraha ee Dalka

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In