Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cadaado oo laga dhagax dhigay mashruuca dhismaha beerta tijaabada

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Cadaado oo laga dhagax dhigay mashruuca dhismaha beerta tijaabada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda beeraha dhirta iyo daaqa ee Galmudug Axmed Nuur Cusman Xaaji, xil dhibaan Cabdullahi Cumar Geese, xilshibaan Cabdi Takiye, Agaasimaha Madaxtoyada Galmudug Cisman Macalin, Guddoomiyaha Degmada Cadaado Cabdulahi Cabdirahman ”Tootoole” iyo Agaasimaha Mashruuca Biyoole ee Galmudug, ayaa ka qeybgalay xaflad lagu maamuusaayey dhagaxdhigga dhismaha beerta tijaabada iyo tababarka beraleyda,taas oo laga hirgaliyay magaalada Cadaado.

Xafladdaan oo sidoo kale ay ka qeybgaleen qaar ka mid ah ururada bulshada,waxaa ka hadlay, Guddoomiyaha Degmada Cadaado Cabdulahi Cabdirahman ”Tootoole” kaas oo ugu horeeyn ka warbixiyay dhulka uu ku wareejiyay Wasaarrada Beeraha Galmudug.

Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay, Xildhimaan Cabdi Takiye oo katirsan Barlamaanka Galmudug ,isagoo dhankiisa soo dhaweeyay dhagax dhiga Beerta Tijaabada iyo Tababarka beeraleyda Galmudug.

Ugu dambeyn Wasiirka wasaaradda beeraha dhirta iyo daaqa Galmudug Axmed Nuur Cusman Xaaji ayaa ka warbixiyay qorshaha loo dhisayo Beerta iyo muhiimadda ay u leedahay beeraleyda iyo guud ahaan gobolka.

Dhulka loogu talagalay beerta tijaabada oo  cabir ahaan gaaraya 2-KM ayaa waxaa bixiyay maamulka Degmada Cadaado waxaana loogu talagalay in laga dhiso Beerta tijaabada iyo Tababarka beraleyda Galmudug .

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qodobo muhiim ah uga hadlay khudbaddii Caleema Saarka

Next Post

Ruushka oo dil ku xukumay rag lagu qabtay dagaalka ka socda Ukraine

Next Post
Ruushka oo dil ku xukumay rag lagu qabtay dagaalka ka socda Ukraine

Ruushka oo dil ku xukumay rag lagu qabtay dagaalka ka socda Ukraine

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In