Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo muqdisho ku sugan ayaa xalay hoygiisa muqdisho ka daganyahay ku booqdayGudoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdi xaashi Cabdullahi.
Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha oo qaatay kulan saacado badan qaatay ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka.
Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Sanataro katirsan Baarlamaanka JFS iyo masuuliyin kale oo katirsan Maamulka Jubbaland.