Friday, May 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlaayo amniga oo lagu qabtay Garowe

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlaayo amniga oo lagu qabtay Garowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Amniga Gobolka Nugaal Iyo Gudiga Sare Ee Amniga Puntland Oo Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Amniga Caasimada Puntland Ee Garowe.

Shirkan ayaa waxaa shir gudominayay Gudomiyaha Gobolka Nugaal waxana ka qayb galay Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha,Wasiir Ku Xigeenka Amniga,Taliyaha Booliska Puntland,Taliyaha Qaybta Nugaal,Taliyaha Madaxtoyada,Duqa Degmadda,Sarakiisha Hay’adda Nabad Sugida Iyo Sarakiil Kale.

Related posts

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026

Taliyaha Qaybta Nugaal Gashaanle Sare Xusen Cali Maxamuud ayaa sheegay in howl galo lagu xaqiijinayo amniga laga sameyn doono Garowe, isagoona sido kale bulshada ugu baaqay inay bulshadu la shaqeyaan Ciidamada amaanka sugaya.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Gashaanle Sare Xusen Cali Maxamuud ayaa sheegay in la mamnuucay Askari aan shaqo ku jirin oo hub Magaladda la dhex maraya, isagoona xusay in Ciidamadu soo qaban doonan.

Gashaanle Sare Xusen Cali ayaa dhan kale Ciidamada sugaya amaanka faray in bulshada loo dhimriyo si anshaxaysana loola dhaqmo,isagoona Dhan kale bulshada markale ugu baaqay inay ciidamada u fududeyaan shaqoyinka ay qabanayaan.

Previous Post

Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Talyaaniga 

Next Post

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo soo gabagaboobay

Next Post
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo soo gabagaboobay

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo soo gabagaboobay

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed

April 30, 2026
0

wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

April 30, 2026
0

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In