Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, iyagoo ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka.
Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre iyo madaxweynaha Hirshabeelle ayaa si gaar ah diiradda u saaray wax yaalaha hor tabinta u ah waxqabadka xukuumadda cusub oo ay ka mid yihiin ugurmashada dadka ay abaarahu saameeyeen , amniga dalka iyo dib uhishiisiinta.