Friday, May 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan oo xariga ka jaray xarunta Wasaaradda Gargaarka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan oo xariga ka jaray xarunta Wasaaradda Gargaarka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Wasaaradda Gargaarka iyo Mareynta Musiibooyinka Hirshabele. Dhismaha Wasaaradda waxaa hirgilisay Hay’adda Save the Children. Waxaana dhaqaalaha ku baxay ku deeqday dowladda Engiriiska.

Waxaa ka soo qeyb galay furitaanka,Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Mareynta Musiibooyinka Hirshabelle Cabdi Mahad Qorgaab,Xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka Hirshabelle Madax ka socotay Hay’adda Save .

Related posts

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026

Maxamed Cabdule Dhiif Ku-xigenka save Children Soomaaliya, ayaa sharaxaya muhiimada xafiskaan  ay u dhiseen Wasaaradda Gargarka Hirshabelle.Wasiirka Wasaaradda Gargarka Hirshabelle Cabdi Mahad Qorgaab, ayaa ka mahadceliya furitanka xafiiskaan .

Guddomiyaha maamulka gobalka hiiraan Cali Jeyte Cismaan,  ayaa sheegay inay aad ugu qalabkaan iyo furitaanka Xafiiskaan. Si bulshada loogu addeego.Qalabkaan oo ku shaqeynaayo Online-ka ku shaqeeya oo lagula socon karo Fatahaada Wabiga, Dabeeylaha  iyo xadiga biyaha ku jira Wabiga ayaa lagu rakibay xaruunta Wasaaradda taasi oo ah mid bulshada Beledweyne.

Qalabkaan ayaa rajo fiican looga qaba xakameynta fatahaadaha Wabiga.

Previous Post

Sawirro: Fagaaraha Baxdo oo maanta lagu soo bandhigay jabkii gaaray Al-Shabaab

Next Post

Madixii Argagixisada u qaabilsanaa cunta karinta Gobolka Baay oo isku soo dhiibay Ciidanka

Next Post
Madixii Argagixisada u qaabilsanaa cunta karinta Gobolka Baay oo isku soo dhiibay Ciidanka

Madixii Argagixisada u qaabilsanaa cunta karinta Gobolka Baay oo isku soo dhiibay Ciidanka

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

May 14, 2026
0

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In