Wednesday, July 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhuusamareeeb oo lagu soo gaba gabeeyay shirka waxqabadka mashruuca CCCD

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Dhuusamareeeb oo lagu soo gaba gabeeyay shirka waxqabadka mashruuca CCCD
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda deegaanka iyo isbaddalka cimilada iyo horumarinta reer miyiga Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kusoo gabagabaysay shir lagu soo badhigayay wax qabadkii iyo guulihii laga gaaray mudadii uu socday Mashruuca Kor uqaadista Awooda Dowladda ee dhanka maamulka deegaanka ee loo soo gaabiyo.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026

Mashruucan ayaa waxa maalgalintiisa leh hayadda GEF waxaana fulinayay hayadda UNDP iyo dawladda Soomaaliya, iyadoo mashruucan kor loogu qaadayay awooda xafiisyada dawladda kaasoo xiriir la lahaa fulinta heshiiskii caalamiga ahaa ee Rio convention oo ay Soomaliya ku jirto wadama qaybta ah.

Heshiiskaas ayaa wax lagaga qabanayaa isbadlka cimilada , dhibaatooyinka kala duwanaashaha noolaha iyo taya dhaca dhulka.

Wasaaradda ayaa soo bandhigtay waxyaalihii u qabsoomay mudadii mashruucaasi socday iyo sidoo kale caqabdihii soo wajahay wakhtigaas.

Shirkan oo ay kasoo qayb-galeen hay’addaha dawlada, hay’addaha aan dawliga aheyn, qaybaha bulshada iyo daneeyeyaaasha kale arrimaha deegaanka ayaa waxaa ugu horeyn furay Xuseen Axmed Maxamuud Agaasimaha Guud ee wasaradda deegaanka Galmudug.

Xaashi Cismaan Maxamed Hanti dhowraha guud ee Galmudug ayaa ugu dambeyn ku adkeeyay wasaraddaha mashruucan kawada shaqeeyay in la hubiyo sida bulshada ay u gaarto fariimaha la gudbiyo ee muhiimka ah.

Previous Post

Wasaaradda Waxabarshada XFS oo soo gaba-gabeeysay Imtixaanka Shahaadiga ee Sanad-dugsiyeedka 2021-2022

Next Post

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Guddoomiyay shirka Amniga

Next Post
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Guddoomiyay shirka Amniga

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Guddoomiyay shirka Amniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In