Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Guud ee NATO: Ruushka ayaa khatar toos ah nagu haya

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha Guud ee NATO: Ruushka ayaa khatar toos ah nagu haya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo uu maalintii labaad socdo shirwayne ay isku yimadeen Waddamada ku bahoobay NATO,  ayuu Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg sheegay in Ruushka uu Khatar aan la yareeysan Karin ku hayo waddamada NATO.

Jens Stoltenberg, ayaa tilmaamay in NATO, ay wajahayso caqabadii ugu weyneed tan iyo dagaalkii labaad ee aduunka, taasi oo kaga imaneeyso Ruushka.

Related posts

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

July 30, 2026

“Waxaan si cad u adkeyn doonaa inta lagu jiro shir-madaxeedkan, dib u eegis ku saabsan qorshaha Isbaheysiga markii ugu horeysay,  tan iyo 2010, madaama Ruushku uu khatar toos ah ku hayo NATO, taasi oo wiiqeeysa amnigeena,” ayuu yiri, Jens Stoltenberg,  oo la hadlaayay Wakaaladda AFP.

Xoghayaha wuxuu sidoo kale shaaca ka qaaday inmaanta shirka laga soo saari doona go’aanno muhiim ah oo ku saabsan bariga iyo koonfurta NATO iyo sidkale la dagaalanka argagixisada.

Intii uu socday shirkan ayuu Turkiga soo jeediyay in dalaka Finland iyo Sweden,  loo ogolaado in ay ku biraan isbaheysiga NATO, si wax looga badallo istiraatiijiyadda dagaalka Ruushka uu ku hayo danaha NATO.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo maanta si rasmi ah uga Shaqa bilaabay Xafiiskiisa

Next Post

Dowladda oo deeq gaarsiisay degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo

Next Post
Dowladda oo deeq gaarsiisay degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo

Dowladda oo deeq gaarsiisay degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

July 30, 2026
0

Wasiika Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026
0

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In