Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Madaxtooyada Konfur Galbeed Oo Qabilay Wafdi Ka Socday Unicef

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Madaxtooyada Konfur Galbeed Oo Qabilay Wafdi Ka Socday Unicef
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka Socday Hay’adda Unicef oo maanta Baydhabo soo gaaray. Islamarkaana ay hoggaaminaysay Wakiilka Hay’adda Unicef ee Soomaaliya Madam Wafaa saeed.

Ujeedka kulanka oo ahaa.

Related posts

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

July 26, 2026

” Xoojinta kaalmada Hay’adda Unicef ay siiso Dadka Barakacayaasha ah iyo sidii Gargaar loo gaarsiin lahaa Dadka ay Abaartu saamaysay ee ku nool Guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed”.

Daryeelka dhallaanka waa hormarka birrito.

Unicef Waa hay’ad ka shaqeysa daryeelka ubadka,Hadday ahaan  laheed,Cafimaadkooda,Waxbarashadooda,.

▪︎  UNICEF (Waxaa laga soo gaabiyey: United Nations Children’s Fund; Af Soomaali ahaan Deeqda Ilmaha ee Qaramada Midoobay ama YUNISEF) waa hay’add ka tirsan hay’adaha Jamciyadda Quruumaha ka dhaxaysa,waxayna qaabilsan tahay Carruurta waxa la aas-aasay sanadii 1946.

Tags: Agaasimaha Madaxtooyada Konfur Galbeed Oo Qabilay Wafdi Ka Socday Unicef
Previous Post

Israa’iil oo duqeeymo ka geeysatay Suuriya

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka BFS oo kulan la qadaatay Carla Benini 

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka BFS oo kulan la qadaatay Carla Benini 

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka BFS oo kulan la qadaatay Carla Benini 

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi heer...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In