Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yasiin Samatar, Ayaa kulan la qaadatay Ku-Xigeenka Madaxa Arrimaha Bariga Afrika, ee Maraykanka Carla Benini oo ku sugan Caasimadda Muqdisho.
Ujeedka kulanka oo darnaa.
” Sidii Soomaaliya hore loogu sii wadi lahaa, si wadajir ah iyo doorka muhiimka ah ee haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya”. Sida lagu dabacay Barta Facebook Akoonka ay kuleeyihiin ee Golaha Shacabka BFS.
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, oo ah xubin ku furfircoon xagga shaqadeeda.