Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Socdaal Shaqo Ku Tegay Dalka Rwanda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Socdaal Shaqo Ku Tegay Dalka Rwanda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, oo safar shaqo ku jooga dalka Rwanda, ayaa waxa halkaas soo dhoweyn diirran ugu sameeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Dalka Rwanda Dan Munyuza, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee Booliska Labada Dalka.

Labada Taliye ayaa shirar ay yeelanayaan waxa ay si weyn ugu lafaguridoonaan horumarinta xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya Booliska labada dalka ee Soomaaliya iyo Rwanda, iyada oo la iska kaashan doono dhinacyada isdhaafsiga xogaha, la dagaallanka argagixisada, tabaha xasilinta iyo dib-u-heshiisiinta bulshada iyo kor-u-qaadidda tababarrada ay dowladda Rwanda siiso Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxayna wada saxiixan doonaan Heshiis Is-afgarad ah oo ku saabsan arrimahaas.

Related posts

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

July 13, 2026
Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

July 13, 2026

Sidoo kale, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Rwanda, waxa uu tababar u soo xiri doonaa saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo tababar heerkiisu sarreeyo ku qaatay dalka Rwanda.

Previous Post

Madaxweynaha JFS Oo Kormeeray Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Badda Ee Tababarka U Jooga Ereteriya “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha JFS oo maanta dib u soo laabanaya kadib Booqasho uu ku tagay Magaalada Asmara

Next Post
Madaxweynaha JFS oo maanta  dib u soo laabanaya kadib Booqasho uu ku tagay Magaalada Asmara

Madaxweynaha JFS oo maanta dib u soo laabanaya kadib Booqasho uu ku tagay Magaalada Asmara

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

DFS oo hoos u dhigtay Calanka Qaranka si ay uga tacsiyeyso geerida Amiirka Qatar

July 13, 2026
0

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in hoos loo dhigo Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib geerida ku timid...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

July 13, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In